Dawlada Somaliya Oo Dag dag Ugu Yeeshay Safiirka Kenya Ufadhiya Somaliya

0
Sunday April 27, 2014 - 19:41:24 in by salman abdi
  • Visits: 785
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Somaliya Oo Dag dag Ugu Yeeshay Safiirka Kenya Ufadhiya Somaliya

    Xukuumada Soomaliya Ayaa U Yeedhay Safiirkeeda U Fadhiya Kenya Maxamed Cali Nuur Si Ay Wax Uga Weydiiso Sababaha Keenay In Ciidamadda Kenya Ay Xabsiga U Taxaabaan Qusulka Safaarada Somaliya Ay Ku Leedahay Dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Soomaliya Ayaa U Yeedhay Safiirkeeda U Fadhiya Kenya Maxamed Cali Nuur Si Ay Wax Uga Weydiiso Sababaha Keenay In Ciidamadda Kenya Ay Xabsiga U Taxaabaan Qusulka Safaarada Somaliya Ay Ku Leedahay Dalka Kenya.


Ku Xigeenka Wasiirka Khaarajiga Ee Xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh, Ayaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho Kulan Kula Qaatay Safiirka U Fadhiya Soomaliya Dalka Kenya, Oo Muqdisho Looga Yeedhay, Isaga Oo Suaalo Ka Waydiiyay Sababaha Kalifay Xadhiga Qusulka. Dhinaca Kale, Kulankaa Kaddib, Safiirka Somaliya Ee Kenya Ayaa Saxaafadda U Sheegay In Uu Aad Uga Xun Yahay Xadhiga Qusulka Iyo Qaabka Ay Ula Dhaqmeen Booliska Kenya.

Geesta Kale, Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Ayaa Ka Dalbaday Xukuumadda Somaliya In Ay Degdeg Uga Jwaabto Xadhigan Foosha Xun Ee Lagulan Qusulka, Waxaanu Ku Hanjabay Hadii Ay Xukuumaddu Ka Jawaabi Weydo Xadhigan In Ay Baarlamaan Ahaan Go’aan Jawaab Ah Oo Degdeg Ay Soo Saari Doonaan.


Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
Contact@afkashacabka.com