Idaacadda BBC Oo Wariye Cabdirisaaq Xaaji Catoosh U Soo Dirtay Inuu Booqdo Xabaasha Uu Ku Aasan Yahay Saxafi Cawke Iyo Tacsi Uu Gaadhsiiyey Canab Cawke (Sawirro)

0
Wednesday November 18, 2015 - 21:33:19 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Idaacadda BBC Oo Wariye Cabdirisaaq Xaaji Catoosh U Soo Dirtay Inuu Booqdo Xabaasha Uu Ku Aasan Yahay Saxafi Cawke Iyo Tacsi Uu Gaadhsiiyey Canab Cawke (Sawirro)

    BBC Qaybteeda Afka-somaliga ayaa soo gaadhay Magaalada Wajaale gaar ahaan xabaasha Shalay lagu aasay Wariye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa tiirarka Saxaafada Suxufi Catoosh oo qoraal kooban ku baahiyey Bartiisa Facebook ayaa sheegay in Idaacada Bbc

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BBC Qaybteeda Afka-somaliga ayaa soo gaadhay Magaalada Wajaale gaar ahaan xabaasha Shalay lagu aasay Wariye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa tiirarka Saxaafada Suxufi Catoosh oo qoraal kooban ku baahiyey Bartiisa Facebook ayaa sheegay in Idaacada Bbc U soo dirtay booqashada xabaashada Isagoo Ka Hadlayaana Waxa Uu Yidhi

"Ilaahoow adiga ayaa na abuuray. Adiga ayaanan kuu noqon doonaa.
Waa qabrigii walaalkeen marxuum Axmed Xasan Cawke oo shalay lagu xabaalay magaaladda Wajaale.
Inkastoo aanan haleelin aaska marxuumka hadana maanta ayaan booqday qabriga iyo ehelka uu ka baxay walaalkeen.
Dhaamaan reer Xasan Sheekh Suufi ilaahay ha idin boogadhayo.
Sidoo kale tacsidii maanta waxaa ka qayb qaatay dhamaan asxaabta BBC oo telefoonka ugu soo tacsiyadeeyey walaasheen Canab Xasan Cawke.
Eryada qalbigayga taabtay ee ay Canab maanta igu tiri waxaa ka mid ahaa. Walaalkay waa uu dhintay balse idinkoo dhan ayaa walaalo ii ah.
Waxaan u mahad celinayaa asxaabtayda BBC ee ku talisay inaan tacsida imaado” Ayuu Hadalkiisa ku soo xidhay Cabdiraaq Xaaji Catoosh .

Contact@afkashacabka.com