ABWAAN WEEDHSAME OO GABAY KU CABIRAY GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE WARIYE AXMED XASAN CAWKE.

0
Thursday November 19, 2015 - 08:33:35 in by salman abdi
  • Visits: 2578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ABWAAN WEEDHSAME OO GABAY KU CABIRAY GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE WARIYE AXMED XASAN CAWKE.

    Is diidsiiyey dhiilada warkiyo hadalka soo duulay Duufaan xasuusuhu kacsheen daali madaxayga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Is diidsiiyey dhiilada warkiyo hadalka soo duulay Duufaan xasuusuhu kacsheen daali madaxayga


Dubaaqayga qiirada damqaday igu dinnaahyeeye

Ilmo dabarku hayn waayey oo dhaba u dareeraysa
Hadba duugay waan duugayaa dooxse lama mooso!

Damal dhacay, docdiisii bannaan, deyrka naga liicay
Xulad damay, hal-door lagu goblamay, deeqsi naga hoyday,
Nimay dihatay hooyaba wed baan laga dabbaalayne
Rabbi baan durraansaday baryana waan u dirayaaye
Inta loo darraadiyo ilaah kaama dhigo deyro
Duddo nabada iilkaagu noqoy daarad naxariisa
Qabrigaagu daartii jannada daa’im idamkiisa