War Deg Deg ah: mid kamida Dhakhaatiirta ugu Caansan Somaliland oo ku geeriyooday Hargeysa

0
Saturday November 21, 2015 - 15:25:28 in by salman abdi
  • Visits: 586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: mid kamida Dhakhaatiirta ugu Caansan Somaliland oo ku geeriyooday Hargeysa

    Allah ha u naxariiste waxa goordhawayd ku geeriyooday cisibitaalka wayne ee magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allah ha u naxariiste waxa goordhawayd ku geeriyooday cisibitaalka wayne ee magaalada Hargeysa

 Dr. Cabdi Faarax Sareeye oo ka mid ahaa Dhakhaatiirta Caasimada Hargeysa ugu aqoonta iyo magaca waynle oo inta badan daaweyn jirey cudurada Caruurta iyo Dumarka.


Labadii malaamood ee u danbeeyey ayaa waxaa uu dhakhtarku xanuun ku soo boodo ah oo ku soo boodey uu u jiifey cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.

Alleh ha u naxariisto Marxuumka bahada caafimadka Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan ha ka siiyo.