Ciidamada Booliska Ingiriisku Oo Raadinaaya Gabdho Somaliyeed .

0
Sunday November 22, 2015 - 08:37:14 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Booliska Ingiriisku Oo Raadinaaya Gabdho Somaliyeed .

    Ciidamada Ingiriiska ayaa raadinaaya saddex gabdhood oo Somali ah,kuwaas oo haysta dhalashada wadankaasi Ingiriiska. hablahan ayaa maalmo ka hor la waayey meel ay mareen,iyada oo ilaa waqtigaasi la raadinaayey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Ingiriiska ayaa raadinaaya saddex gabdhood oo Somali ah,kuwaas oo haysta dhalashada wadankaasi Ingiriiska. hablahan ayaa maalmo ka hor la waayey meel ay mareen,iyada oo ilaa waqtigaasi la raadinaayey.

Waalidiinta dhalay Sadaxdan Gabdhood ayaa sheegay in Ciidamada booliiska ku wargaliyeen in ay waayeen gabdhahooda, waxaana gabdhahan la waayay maalmihii Jimaca iyo Axadii todobaadkii lasoo dhaafay.


Gabdha la waayay ee laga baadi goobayo Dalka Ingiriiska ayaa Magacyadooda lgu kala sheegay Fardowsa Xasan oo 16 sanno jira ah,Axlaam Saalax oo 14 sanno jir ah iyo Cabir Saalax, gabdhahan ayaana ah dhamaan kuwa asalkoodu Soomaali yahay.

Booliiska ayaa ku wargaliyay Shacabka in ay usoo gudbiyana xogtan gabdhahan hadii ay arkaan si dib loogu celiyo qoysaskooda oo ka wal walsan xaalada caruurtooda ka maqan mudo isbuuc ah.

Contact@afkashacabka.com