Kulanka Ugu Weyn Kubada Cagta Adduunka Oo Lagu Kala Calaf Qaaday Iyo Barcelona Oo Guul Daro Xanuun Badan U Xanbaarisay Dhigeeda Real Madrid+SAWIRO

0
Sunday November 22, 2015 - 08:49:35 in by salman abdi
  • Visits: 697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka Ugu Weyn Kubada Cagta Adduunka Oo Lagu Kala Calaf Qaaday Iyo Barcelona Oo Guul Daro Xanuun Badan U Xanbaarisay Dhigeeda Real Madrid+SAWIRO

    Koooxda Barcelona ayaa guul daro xanuun badan baday dhigeeda Real Madrid, kadib ciyaar aad u xiiso badan oo ku dhex martay magaalada Madrid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Koooxda Barcelona ayaa guul daro xanuun badan baday dhigeeda Real Madrid, kadib ciyaar aad u xiiso badan oo ku dhex martay magaalada Madrid. ciyaaryahanada Barcelona ayaa soo bandhigay ciyaar u heer saraysa, waxaana u suura gashay inay haafkii hore ee ciyaarta ay meel dhigtaan sadexda dhibcood ee ay ku tartamayeen kooxda ay sida weyn u xafiltamaan ee Real Madrid, ka dib markii ay sadex gool oo qurux badan dhaliyeen ciyaaryahanada afka hore uga ciyaara a Kooxda Barcelone ee Neymar iyo Suarez. 

qaybtii danbe ee ciyaarta markii laysku soo noqday waxa kooxda Barcelona u suuragashay inay dhaliyaan goolka afaraad oo god ku sii riday rajadii kooxda Real kaas oo uu saxeexay kabtan Iniesta, markii uu baas qurux badan ka helay weeraryahanka Neymar.