Kooxda Daacish Oo Duqaymihi Ugu Adkaa Lala Beegsanayo Iyo Dhufeys ,Saldhigyo Ka Qodonaysa Dhulka Hoostiisa.

0
Tuesday November 24, 2015 - 08:55:17 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Daacish Oo Duqaymihi Ugu Adkaa Lala Beegsanayo Iyo Dhufeys ,Saldhigyo Ka Qodonaysa Dhulka Hoostiisa.

    Kooxda Xagjirka ah ee ISIS ee gacanta ku heysa magaalada Raqqa ee dalka Siiriya ayaa bilaabay inay godad ka qotaan dhulka hoostiisa xili ay sii socdaan duqeynta ay wadamada reer Galbeedka la beegsanayaan magaaladaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Xagjirka ah ee ISIS ee gacanta ku heysa magaalada Raqqa ee dalka Siiriya ayaa bilaabay inay godad ka qotaan dhulka hoostiisa xili ay sii socdaan duqeynta ay wadamada reer Galbeedka la beegsanayaan magaaladaasi

Magaalada Raqqa oo ku taal waqooyiga dalka Siiriya ayey ku dhaqan yihiin dad ka badan 35.000 qof, waana xarunta ISIS ay ku leedahay xiligan wadanka Siiriya.

Kooxda ISIS ayaa horey xayiraad badan u dul-dhigay shacabka ku dhaqan magaalada Raqqa, waxaana kamid ah in ISIS ay ku xukuntay Qoys walba oo ku dhaqan Raqqa inay iska soo dhex saaraan hal qof oo rag ah oo u dagaalama kooxda ISIS, waxaana la sheegay in hada kooxdaasi ISIS ay bilowday diiwaangelinta dhalinyarada 14 sano jirka ah iyo wixii ka weyn si ay u qoraan ciidamadooda.

Xoogaga ISIS ayaa isku dayaya inay ka gaashaantaan abaabulka ka socda dalalka reer Galbeedka iyo qaar kamid ah dalalka Carabta oo doonaya inay duulaan balaaran ku qaadaan Kooxdaasi si looga saar

Contact@afkashacabka.com