Xafiiska Haayada Shaqaalaha Ee Magaalada Berbera Oo Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Ku Caddeeyey Xiliga Ay Xidhmayaan Qabashada Codsiga Dadka Raba In Ay Ka Shaqeeyaan Diwaangalinta Madaniga Ah.

0
Tuesday April 29, 2014 - 21:17:38 in by salman abdi
  • Visits: 1096
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xafiiska Haayada Shaqaalaha Ee Magaalada Berbera Oo Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Ku Caddeeyey Xiliga Ay Xidhmayaan Qabashada Codsiga Dadka Raba In Ay Ka Shaqeeyaan Diwaangalinta Madaniga Ah.

    Xafiiska Hay'ada Shaqaalaha Ee Gobolka Saaxil Ayaa Saaka Warsaxaafadeed Kaga Hadlay Hawsha Diiwaan Galinta Madaniga Ah Iyo Waqtiga Ay Ku Eeg Tahay Qabashada Araajida Dadka Danaynaya In Ay Ka Hawlgaan Shaqdaa Diiwaangalinta Madaniga Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiska Hay'ada Shaqaalaha Ee Gobolka Saaxil Ayaa Saaka Warsaxaafadeed Kaga Hadlay Hawsha Diiwaan Galinta Madaniga Ah Iyo Waqtiga Ay Ku Eeg Tahay Qabashada Araajida Dadka Danaynaya In Ay Ka Hawlgaan Shaqdaa Diiwaangalinta Madaniga Ah.


Xafiiska Hay’ada Shaqaalaha Ee Xarunta Gobolka Saaxil Ee Berbera Ayaa Saaka Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Oo Ay Nuqul Kamida Uu Soo Gaadhay Xafiiska Shabakada Wararka Ee Madhaaafaannews Berbera Ayaa Lagu Wargaliyey Dadka Ku Dhaqan Gobolka Saaxil Ee Danaynaya In Ay Kamid Noqdaan Shaqaalaha Samaynaya Diiwaangalinta Madaniga Ah Ee Dhawaanta Qabsoomi Doon, Waxaanu U Dhignaa Sidan

Waxa La Ogaysiinayaa Dhamaan Shacabka Ku Nool Gobolka Saaxil Ee Raba In Aay Ka Mid Noqdaan Hawlwadeenada Shaqada Diiwaan Galinta (Civilragistaration) In Ay Xidhmin Doonto Arji Qabashadii Taasi Oo Ay U Danbayso Maalinta Bari Ah Oo Bishu Tahay 30/4/014 Ahna Maalinn Arbaca Ah Afarta Galabnimo 4:00PM.

Sidaa Daraadeed Waxav Laga Codsanayaa Dhamaan Ndadkii Soo Xeraystay Araajida Ee Aan Keenin Shahaadooyinkii (Oraginal)Ka Ahaa Iyo Labadii Sawir, Inay Keenaan Maalinta Bari Ah E Arbacada Bishuna Tahay 30/4 014 Saacadu Inta Aanay Gaadhin Galinka Danbe 4:00 PM, Xiligaasi Ayaa Waxa Xidhmi Doona Arji Qabashada, Mar Labaad Waxaan Idinka Codsanaynaa Cidii Danaynaysa In Ay Ka Mid Noqdaan Shaqaalaha Loo Qoroyo Diiwaan Galinta Madanigha Ah Ee Gobolka Saaxil In Ay Ku Keenaan Araajodooda Mudadaa Aanu Kor Kusoo Xusnay,

Diiwaan Galintan Madaniga Ah O Guud Ahaanba Somaliland Ka Bilaabmi Doonta Ayaa Muftaax U Noqon Doonta Sidii Somaliland Ay Ku Kasban Lahayd Doorasho Xor Iyo Xalaala,,

Qoraalkan Ayaa Waxa Ku Saxeexnaa

Axmed-Nasir Cabdi Fadal Oo Ah Madaxa Data Baseka Ee CSC Iyo Cali Xasan Cawwale Oo Ah Ag/W/Gobolada Iyo Siyaasada Ee WAG,



Afkashacabka.com

Hargaysa/Office

contact@afkashacabka.com