HAMBALYO MEHER WACAN OO WANAGSAN
30/04/2014
1.Wasiirka Madaxtooyada JSLMudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan
2.Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md.Maxamed Muuse Abees
3.Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Bari ee JSL,Mudane Cali Maxamuud Axmed (Sandule)
4.Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL,Mudane Xasan Cabdi Madar
5.Xog-hayaha Gaarka ah ee MadaxweynahaJSL, Mudane Cali Axmed Cali
6.Af-hayeenka Madaxtooyada JSL,Mudane, Axmed Saleebaan Dhuxul
7.Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL,Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)
8.Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSLMudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi
9.La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee MadaxweynahaMarwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan
10.La-taliyaha Dadka la hayb-soocoMudane Barkhad Jaamac Xirsi
11.Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSLMudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)
12.Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSLMudane, Abshir Xasan Xaashi
13.Xog-hayaha gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdiraxmaan Faarax Xasan
14.Maxamed Ismaaciil Daahir
15.Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo
16.Sharmarke Axmed Muxumed
17.Caydaruus Mahdi Xaashi
18.Maxamed-amiin Cabdi Xasan
19.Axmed Yuusuf Yaasiin
20.Mowliid Xaashi Maxamed
21.Caydaruus Mahdi Xaashi
22.Cabdikariin Axmed Jaamac
23.Hodan Axmed Jaamac
24.Xamda Cumar Cabdi
25.Ifraax
26.Sabaax Cali Diiriye
27.Axmed Jaamac
28.Maxamed Warsame Xirsi(TT)
29.Najax Maxamed
30.Mahad Cabdoo Cumar
31.Axmed Yusuf Yaasin
32.Maxamed-Amin Cabdi Xasan
33.Xuseen Cabdalle
34.Cabdilaahi Cali Suudi
35.Zaki Daahir Xasan
36.Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL.
waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Xog-hayaha Gaarka ah Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL,Naasir Yuusuf Daahir iyo Marwadiisa Hoodo Siciid ShukriOo meherkoodu ka dhacayMagaalada Hargeysa, 30/04/2014gaar ahaan MANSOOR HOTEL.
Ugu danbayna Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahaydBAARAKALAAHULAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR,
AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
HAMBALYO MEHER WACAN OO WANAGSAN
Dhamaan Dadkan Hoos Ku Xusan waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Xog-hayaha Gaarka ah Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL,Naasir Yuusuf Daahir iyo Marwadiisa Hoodo Siciid ShukriOo meherkoodu ka dhacayMagaalada Hargeysa, 30/04/2014gaar ahaan MANSOOR