"Muuse, Waa Mujaahid U Qalma Musharaxnimada Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye" Cismaan Hindi

0
Monday May 05, 2014 - 16:50:02 in by salman abdi
  • Visits: 781
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muuse, Waa Mujaahid U Qalma Musharaxnimada Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye" Cismaan Hindi

    Siyaasiga Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi), ayaa soo dhaweeyay Musharaxnimada Madaxwaynenimo ee Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi), ayaa soo dhaweeyay Musharaxnimada Madaxwaynenimo ee Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye

shalay ku dhawaaqay, waxaanu sheegay inuu aad u soo dhaweynayo.

Cismaan Hindi, oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa yidhi "Muuse Biixi, waa Mujaahid xisbiga Kulmiye wax badan soo gashaday, waayo-arag ah, aqoon badan u leh, una qalma inuu noqdo Musharaxa Madaxwaynaha ee xisbiga Kulmiye”


Cismaan Hindi, waxa kale oo uu sheegay "Haddii aanu nahay xoogagga isbahaysiga dimuqraadiyadda dadkana waanu soo dhaweynaynaa…” ayuu yidhi.


Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
Contact@afkashacabka.com