Madaxwaynaha Somaliland Oo Loo Gudbiyey Codsi Lagu Dalbanayo In xayiraadda Laga Qaado Haatuf Iyo Hubaal

0
Monday May 05, 2014 - 17:09:58 in by salman abdi
  • Visits: 762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somaliland Oo Loo Gudbiyey Codsi Lagu Dalbanayo In xayiraadda Laga Qaado Haatuf Iyo Hubaal

    In ka badan 350 qof oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshadda Somaliland, aqoonyahano odayaal salaadiin boqorro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

In ka badan 350 qof oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshadda Somaliland, aqoonyahano odayaal salaadiin boqorro

, Xisbiyada mucardka, waxay mallintii shalayto warqad udireen madaxwaynaha jammuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),

Waraqadan oo nuxurka u jeedadedu ahaa codsi madaxwaynaha ay uga codsanayan in xoriyaddoda lo soo celiyo tiro dhawr wargeysa oo xukuumadda somaliland xayirtay,

Gudi ka socotay dadka warqadan qoray oo afafka hore ee madaxtooyada mudo kula baryayey shaqalaha madaxtoyadu in ay gadhsiyaan madaxwynaha ayaa si da lasheegay markii dabe laga gudbiyey waxana la sheegay in warqadasi gaadhay madaxwynaha dalkani jammuuriyadda Somaliland Axmed Siilaanyo,

Wargeysayadda ay codasanayan dadka warqadani u qoray madaxwaynaha waxa ay yihiin afar wargayes oo wakhtiyo kala duwan xayiraado lagusorogay waxany ku eedaysan yihiin, Faafinta warar been abuura, Aflagadoyin, Musuqmasuqyo ay ku ee deyeen masuuliyiin ka tirsan dawladda, waxany kalayihiin, Wargeysaka Somaliland Times,Indepednden, Hubaal, Iyo Haatuf,
Wargeysayaddan ayaa lagu ee deyey kiisas kala duwan oo qarkood lagu haysto Aflagado iyo musuq maasuq sida lasheegay aan lahan wax cadymo ah,

Lamana oga ilaa hada go’aanka uu madaxynaha Somaliland ka yeeli doono arintan,


Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
Contact@afkashacabka.com