Daawo:Ciyaar Xiiso Badan Lagu Sogaatinaayey Mid Kamida Ciyaaryanahada Kooxda Sitco Ee Magaalada Burco+Sawiro

0
Friday February 12, 2016 - 12:29:28 in by Burco Office
  • Visits: 1134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Ciyaar Xiiso Badan Lagu Sogaatinaayey Mid Kamida Ciyaaryanahada Kooxda Sitco Ee Magaalada Burco+Sawiro

    Kooxda Ku Ciyaarta Magaca Sitco College Ayaa u Qabatay Kulan ciyaaray ku sogaatidansyo ciyaaryahana kamida kooxdaaasi Ciyaartan oo ahayd mid meeqaankeeda si heer sare loo soo agaasimay aaya waxa ka so qayb galay taageerayaasha labada kooxda ee ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Ku Ciyaarta Magaca Sitco College Ayaa u Qabatay Kulan ciyaaray ku sogaatidansyo ciyaaryahana kamida kooxdaaasi Ciyaartan oo ahayd mid meeqaankeeda si heer sare loo soo agaasimay aaya waxa ka so qayb galay taageerayaasha labada kooxda ee kulan dhexmarayey Intii aanay bilaabmin ciyaarat waxa halkaasi warbaahinta kula halay qaar maida ciyaartoyda kooxda sitco oo bogaadiyey ciyaaryahan maxamed muuse iyo tababaraa kooxda Beel ayaa isaguna bogaadiyey qaabkiisa ciyaaryahan maxamed muuse Intaasi kadib waxa bilaamatay kulan kii dhex maraay labad kooxood ee kula Ciyaarta Magaca sicto iyo beel daqiiqadii 15 aad aya maxmed muse goolka kowaad u dhaliyey kooxda sicto oo hogaanka ciyaarta qabtay waxan haafkii lagu kal nastay 1 iyo 0 ku hogaaminayso kooxda sitco markii laga uisku soo laabatay ayaa dhamad kii ciyaarta waxa goolka barbar dhaca ah keentay Kooxda beel