Wasiirka Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye Oo Maanta Booqday Deegaanka Sool Joogto

0
Saturday May 10, 2014 - 20:18:55 in by Super Admin
  • Visits: 1009
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye Oo Maanta Booqday Deegaanka Sool Joogto

    waxaana uu Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad Oo Wasaarada Caafimaadku Ka Hir Galinayso Deeganka Sool Joogta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaana uu Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad Oo Wasaarada Caafimaadku Ka Hir Galinayso Deeganka Sool Joogta.

 

Wasiirka ayaa Mudo todobaad ku dhaw waxa uu ku suganyahay Deegaandda Bariga Somaliland oo uu doonayo inuu dib loo Hawl galiyo dhaamaan Goobihii Ageegyadda Bulsho sida: Caafimaad iyo Xarumihii Waxbarsho ee Deegaanadaasi.

Waxa isna Gobolka ku sugan Cali Khaliif Galadh oo la sheegayo inuu dhinicii Abaabulayo Shirar Lagaga soo Horjeedo Qadiyadda Gooni isu taaga Jamuuriyadda Somaliland ee Shacabkani ay dhiiga badan u hibeeyeen helitaankeeda.

Wasiirka Caafimaadka Jamuuriyadda Somaliland Dr: Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye),ayaa la filayaa inuu sii waddo kormeerka uu ku marayo Gobolka.






Afkashacabka.com

Laascaanood /Office

Contact@afkashacabka.com