Maamul xumada haysata (goloha degaanka burco)

0
Tuesday May 13, 2014 - 15:33:33 in by Super Admin
  • Visits: 1160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamul xumada haysata (goloha degaanka burco)

    Waxaan salaamayaa saaxafada xorta ah ee maskaxda iyo qalbigaba ka xorta ah waxaan in yar ka odhanyaa goloha deeganka burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan salaamayaa saaxafada xorta ah ee maskaxda iyo qalbigaba ka xorta ah waxaan in yar ka odhanyaa goloha deeganka burco

Maamul xumada haysata (goloha degaanka burco)

Waxaan salaamayaa saaxafada xorta ah ee maskaxda iyo qalbigaba ka xorta ah waxaan in yar ka odhanyaa goloha deeganka burco xildhibaan ilaa maalintii lagu doortay wax qabadkii aad balan qaaday lagaama hayo waxaan lugooyo ahayn xildhibaan maad garan wayday xaafadii lagaa soo doortay wax u qabo hadaad wax u qaban waydayna biyaha iyo qashinka buux dhaafiyey xaafadii lagaa soo doortay wax uun ka qabo xildhibaan hadii aad qaadan waydo talada shacabkiii ku soo doortay waxay cadaynaysaa inaad rabin shaqo ee aad rabtay uun magac ama manfac xildhibaan waxaa jira arday u tabo barran waajibaadkaaga shaqo hadii aad garan wayday adigu shaqadaada xildhibaan la tasho ardayda jaamacadaha sida jaamacada gollis weliba facult of public health science and community development ardaydaas oo leh xirfad caafimaad iyo mid maamulba,xildhibaan waxaa jirtay markii laydin soo doortay in laydinku macsuumay hotel plaza oo ay idinku macsuumeen ardayda public health in gollis  burco xildhibaan waxaad balan qaadeen in aad la shaqayn doontaan taasna wax jawaab ah laydinkama hayo xildhibaan manay ahayn taasi yaan nala toosin yaan nalala shaqayn yaan sirtayada maamul xumo la ogaan xildhibaan waxaan ku leeyahay maad ku dayataan xildhibanada dhigiina ah sida berbera   IWM

 

Allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa     Mahad       Leeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeh

By.Mohamed Ismail Jama(Quule)

E-Mail.Khudayr99@hotmail.Com