
Wasaaradda Duulista Hawada oo Tacsi u diraysa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka Baxay Marxuum Shiine Kaare
wasiirka wasaarada duulista hawada iyo gaadiidka cirka maxamud xaashi cabdi, dhamaan masuliyiinta kala duwan ee wasaarada, maamulada airpotada dalka waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan wasiirka wasaarada duulista hawada iyo gaadiidka cirka maxamud xaashi cabdi, dhamaan masuliyiinta kala duwan ee wasaarada, maamulada airpotada dalka waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,qaraabadii asxaabtii iyo ehelkii uu ka geeryooday alle ha u naxariistee marxuum shiine maxamed raage "shiine kaare" uu ku geeryooday shil gaadhi oo ka dhacay duleedka magaalada hargaysa marxuumkaas oo ka mid ahaa ganacsatada dalka sidoo kalana ka mid ahaa madax dhaqameedka somaliland waxayna illaahay uga baryayaan marxuumkaas inuu naxariistiisa janadii ka waraabiyo godkana u iftiimiyo aaamiin yaa rabi





0 

Wasaaradda Duulista Hawada oo Tacsi u diraysa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka Baxay Marxuum Shiine Kaare
wasiirka wasaarada duulista hawada iyo gaadiidka cirka maxamud xaashi cabdi, dhamaan masuliyiinta kala duwan ee wasaarada, maamulada airpotada dalka waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan