Jilayaashii JAWAAN IYO SOORAAN oo ka Baaqday Casuumaddii London looga soo diray kaddib markii Safaaradda Ingriisku u Diiday Visaha Dalku galka.
Jilayaashii JAWAAN IYO SOORAAN oo ka Baaqday Casuumaddii London looga soo diray kaddib markii Safaaradda Ingriisku u Diiday Visaha Dalku galka.
Waxaana labada jilaa ee soraan Iyo jawaan la filayaa Inay Riwaayad cusub ka matalaan sheekadan ku dhacday, walow aanay weli iyagu ka hadal waxa ku dhacay iyo xilliga ay ku soo laabanayaan Dalka.
Jilayaashan oo hada ku sugan dalka Ethiopia ayaa la filayaa Inay dalkoodii hooyo ku soo noqdaan ee somaliland, isla markaasna aykala qaybgalaan Shacabka Dalka Gudihiisa Jooga Xuska Munasibadda 18 may, waxase wararku sheegayaan in Cadho ay ka qaadeen waxa ku dhacay ay weli u sii joogaan Dalka Ethiopia Xili weftigii ay la socdeen gaadheen dalka ingiriiska oo ay ku sugan yihiin.
Waxaana labada jilaa ee soraan Iyo jawaan la filayaa Inay Riwaayad cusub ka matalaan sheekadan ku dhacday, walow aanay weli iyagu ka hadal waxa ku dhacay iyo xilliga ay ku soo laabanayaan Dalka.
Jilayaasha Jawaan iyo Sooraan ayaa xayaysiisyo badan oo laga sameeyey waddanka ingiriiska qayb ka ahaa, isla markaasna dadka loo sheegay in labadaasi jilaa imanayaan waddanka ingiriiska riwaayado qosol badana ka dhigaan, waxayse tani niyad jab ku keentay shacabka reer somaliland ee ku sugan waddankasi ingiriiska oo raagsanayey xatta wakhtiga ay imanayaan iyo goorta ay xafladdoodaka soo qaybgalayaan, waxana dadka badankoodu aad u jeclaysanayeen inay indhaha saaraan labada jilaa oo ay hortooda ku soo bandhigaan riwaayado qosol ah oo ku saabsan munasibaddan.
Xuskii 18may ee sannadkiihore ayay mataleen riwaayad qosol badnayd oo ay ku sheegayeen inay xaq u leeyihiin ictiraafka, isla markaasna ay iminka ictiraafka ku raadinayaan dacwad ka dhan ah caalamka oo ay u gudbinayaan maxkamadda Heeg oo ay ku sheegeen inay tahay maxkamadda aduunka kala saarta, waxay markhaati gashadeen Dalkan ingiriiska ee u diiday VISA ha, Daawi Riwayaddi Sannadki hore
u

0 