Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Xusay Maalinta Biyaha Aduunka Oo lagu Qabtay Magaalada Burco

0
Wednesday March 23, 2016 - 14:46:52 in by Burco Office
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Xusay Maalinta Biyaha Aduunka Oo lagu Qabtay Magaalada Burco

    Burco(AFKA)xuska maalinta biyaha aduunka ayaa laga xusay magaalada magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer munaasibad xuska biyaha oo ay ka soo qayb galeen madaxda gobolka togdheer masuuliyiin ka socotay wasaarada khayraad biyaha somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)xuska maalinta biyaha aduunka ayaa laga xusay magaalada magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer munaasibad xuska biyaha oo ay ka soo qayb galeen madaxda gobolka togdheer masuuliyiin ka socotay wasaarada khayraad biyaha somaliland
saraakiil tirsan haayada care cuqaal waxgarad iyo marti sharaf kale .

ugu horeynba waxa madasha ka hadlay agaasimaha waaxda farsamada ee wasaarada khayraad biyaha iyo isuduwaha wasaarada biyaha ee gobolka cali mmaxamuud cajab waxayna tilmaameen biyaha iyo qiimaha ay u leehiyiin adaamaha islamrkaan wasaarada biyuhu ka qayb qaadatay loo fidinayo dadka ay abaaruhu saameeyen ,

agaasimaha gobolada bari ee wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada sahra maxamed xuseen sahra basbaaso iyo sarkaal haayada care ayaa is barbar dhigay xuska maalinta biyaha iyo abaarta ay ku soo beegantahay ,

gudoomiye ku xigeenka gobolka togdheer maxamed diiriye xayd ayaa ku dheeraad biyaha kaalinta ay bulshada ugu jiraan