Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Ee Waqooyiga Amerika Oo Layla Nuur Amaan U Magacaabay Garabka Haweenka Canada.

0
Friday May 16, 2014 - 09:14:36 in by salman abdi
  • Visits: 2919
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Ee Waqooyiga Amerika Oo Layla Nuur Amaan U Magacaabay Garabka Haweenka Canada.

    Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee waqooyiga Amerika Mustafe Cabdi Cartan, ayaa u magacaabay inay guddoomiso ka noqoto garabka haweenka Canada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee waqooyiga Amerika Mustafe Cabdi Cartan, ayaa u magacaabay inay guddoomiso ka noqoto garabka haweenka Canada

,Marwo Laila Mohamed Nur Amaan oo kamid ah haweenka ugu fir fircoon dalkaas, sidaana waxaa lagu sheegay war-saxafadeed nuqul kamid ah lasoo gaadhsiiyay shabakadda wararka ee Somalilandtoday.com kaas oo u dhignaa sidan.


Warsaxaafadeed: Ujeedo Magacaabid Xil -.

Guddoomiyaha Waqooyiga Ameerika ee Xisbiga tallada Somaliland haya ee Kulmiye Mudane Mustafa Cabdi Cartan, markuu la tashaday Guddiga Waqooyiga Ameerika ee xisbiga iyo guddiyada kale ee xisbiga ee dalka Canada, markuu ku qancay in ay hanan karto xilkaas.
Wuxuu u magacaabay Marwo Laila Mohamed Nur Amaan {Laila Noor}in ay noqoto Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee Xisbiga Kulmiye ee dalka Canada.
Waxaanu Ilaahay uga baryeynaa inuu xilkaas u sahalo, oo ay ka hawl gasho horumarinta Xisbiga haddii Eebo idmo.
Ilaahay baa mahad leh,Wada shaqayn wacan.

Xoghayaha Guud ee Waqooyiga Ameerika ee Xisbiga Kulmiye.
Samia Mohamed ismail Fisher
Ottawa -Canada.

 


Afkashacabka.com 

Hargaysa/Office

 contact@afkashacabka.com