Daawo:Masuulinta xisbiga ucid Oo Ka Hadlay inuu Soo Dhaweeyey Gudoomiye Qabo

0
Thursday March 24, 2016 - 18:19:14 in by Burco Office
  • Visits: 706
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Masuulinta xisbiga ucid Oo Ka Hadlay inuu Soo Dhaweeyey Gudoomiye Qabo

    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Xoghayaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xisbigaas Oo Maanta Ka Haadlayaayey Munaasibada Xisbi Ucid U Sameeyey Taageerayaal Xisbigaasi Oo Ay Ku Qabteen Magaalada Burco Ayaa Ka Hadlay Warara Warbaaihintu Ka QORATAY oo Shee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Xoghayaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xisbigaas Oo Maanta Ka Haadlayaayey Munaasibada Xisbi Ucid U Sameeyey Taageerayaal Xisbigaasi Oo Ay Ku Qabteen Magaalada Burco Ayaa Ka Hadlay Warara Warbaaihintu Ka QORATAY oo Sheegeen In Uu Soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Gobolka Toghdeer Maxamed Ibraahun Aadan Qabo Soo Dhaweeyeen Waftigii uU Hogaaminaayey Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal cALI Wareebee Iyo Xog Hayaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xisbigaas maxamuud cali muuse Ayaa Sheegay In Gudoomiyaha Gobolka Toghdeer Maxamed Ibraahun Aadan Qabo Ay Ku Kulmeen Hotel Ku Yaalada Gudaha Magaalada Burco Islmarkaas Ay Gacan Qaadeen Gudoom Faysal cALI Wareebee Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxaa Tilmaamaya In Uu Qabo Gudoomiyaha Gobolka Toghdeer AY Saaxiib Dhow Yihiin