Caalamka:Hoggaamiyihii Hore Dalka Bosnia Radovan Karadzic Oo Lagu Xukumay 40 Sanno Oo Xadhiga.

0
Thursday March 24, 2016 - 21:52:09 in by salman abdi
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caalamka:Hoggaamiyihii Hore Dalka Bosnia Radovan Karadzic Oo Lagu Xukumay 40 Sanno Oo Xadhiga.

    Hogaamiyahii hore ee Bosnia Radovan Karadzic, ayaa lagu xukumay afartan sano oo xarig ah kadib markii lagu helay danbiyo xasuuq iyo kuwo ka soo horjeeda bani'aadanka waqtigii uu socday dagaalkii Bosnia ee sagaashameeyadii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyahii hore ee Bosnia Radovan Karadzic, ayaa lagu xukumay afartan sano oo xarig ah kadib markii lagu helay danbiyo xasuuq iyo kuwo ka soo horjeeda bani'aadanka waqtigii uu socday dagaalkii Bosnia ee sagaashameeyadii.

Maxkamad gaar ah ee Qaramada Midoobay ayaa go’aan ku gaartay inuu masuul ka ahaa xasuuqa Srebrenica, halkaasoo siddeed kun oo niman Muslim ah iyo wiilal lagu dilay.

Garsooraha ayaa sheegay in Karadzic uu ogaa siyaasad loogu tala galay in lagu baabi’iyo Bosniyiinta Muslinka ee magaalada.

Guud ahaan waxaa lagu helay toban danbi kow iyo toban danbi oo loo haystay.

Mr Karadzic ayaa qirtay in danbiga la galay, laakiin uusan masuul ka aheen. 



Contact@afkashacabka.com