Daawo:: Gaadhiga Aduunka ugu xawaaraha dheereeya oo la Soo Saaray+Sawiro

0
Thursday April 14, 2016 - 15:25:03 in by salman abdi
  • Visits: 1878
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:: Gaadhiga Aduunka ugu xawaaraha dheereeya oo la Soo Saaray+Sawiro

    Shirkadda Caanka ah ee Nissan soona saarta gaadiidka kala duwan ayaa ku guuleesatay in ay markan soo saarto gaariga aduunka ugu xawaaraha dheereeya ee MY16 Nissan GT-R, waxaana gaarigan cusub loo caleemo saaray in uu yahay kan ugu xawaaraha dheereeya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda Caanka ah ee Nissan soona saarta gaadiidka kala duwan ayaa ku guuleesatay in ay markan soo saarto gaariga aduunka ugu xawaaraha dheereeya ee MY16 Nissan GT-R, waxaana gaarigan cusub loo caleemo saaray in uu yahay kan ugu xawaaraha dheereeya Dunida. Gaarigan Cusub ayaa tijaabo lagu sameenayay xawaarihiisa waxa ay ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Fujairah ee dalka Isu Taga Imaaratka Carabta, waxaana gaarigan uu waday Darawal u dhashay dalka Polanad, uu ku orday xawaare dhan 304.96 km/hr.


Shirkadda Nissan Gaarigan cusub ee soo saartay ayaa sidan ku galay Buuga lagu diwaan galiyo Dhacdooyinka Caalamka ee Guinness World Records, waxa uuna gaarigan noqday kan ugu xawaaraha dheereeya Xiligan Dunida.