Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Uu Dhoofay Dalka Jabuuti Oo Ay Ka Dhacayso Xaflada Caleemo Saarka Madaxwayaha Dalkaas.+Sawiro

0
Saturday May 07, 2016 - 16:13:07 in by salman abdi
  • Visits: 653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Uu Dhoofay Dalka Jabuuti Oo Ay Ka Dhacayso Xaflada Caleemo Saarka Madaxwayaha Dalkaas.+Sawiro

    Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali ayaa maanta oo Sabti ah u ka dhoofay garoonka diyaaradaha magalada Bosaso, ka dib markii lagu caasumay xaflada caleemo saarka madaxwaynaha marka 3-aad lasoo doortey ee Jabuuti Ismaaciil Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali ayaa maanta oo Sabti ah u ka dhoofay garoonka diyaaradaha magalada Bosaso, ka dib markii lagu caasumay xaflada caleemo saarka madaxwaynaha marka 3-aad lasoo doortey ee Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Gaas oo hadal kooban warbaahinta ku siiyay garoonka diyaaradaha magalada Bosaso ayaa sheegay inuu ka qayb galaya caleemo saarka Geelle sidoo kalena waxa uu sheegay inuu qayb ka noqonayo socdaalkiisa shirar mihiim u ah Puntland oo Jabuuti ka dhici doono.


Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Farole ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii kale ee maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Bosaso si ay uga qayb galaan munaasiabdaasoi.

 

IMG_8416

 

IMG_8428

IMG_8429

IMG_8430

IMG_8431

IMG_8432

IMG_8454

IMG_8455

IMG_8464

IMG_8465

IMG_8468

IMG_8469

IMG_8470

IMG_8471

IMG_8472

IMG_8473