Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Arin Deg Deg Ah Oo Ku Saabsan Golaha Guurtida Ka Hadlay Iyo Dad Uu Sheegay In Lagu Daro Golaha.

0
Sunday May 08, 2016 - 10:35:12 in by salman abdi
  • Visits: 563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Arin Deg Deg Ah Oo Ku Saabsan Golaha Guurtida Ka Hadlay Iyo Dad Uu Sheegay In Lagu Daro Golaha.

    Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Arin Deg Deg Ah Oo Ku Saabsan Golaha Guurtida Ka Hadlay Iyo Dad Uu Sheegay In Lagu Daro Golaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Arin Deg Deg Ah Oo Ku Saabsan Golaha Guurtida Ka Hadlay Iyo Dad Uu Sheegay In Lagu Daro Golaha.

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah aqoonyahanada reer Somaliland ee dalka dibaddiisa ku nool, ayaa ka hadlay xaaladda dalka, waxana uu hogo tusaaleeyey habka lagaga bixi karo gol daloolooyinka haatan jira.

Professor-ka oo arday reer Somaliland ah oo dalka Ethiopia wax ka barata su’aalo la wadaagay, ayaa ugu horrayn soo bandhigay hannaan lagu soo celin karo sumcaddii ay hore u lahaan jireen golaha guurtida Somaliland, waxana uu sheegay in baahi loo qabo yaraynta tirada xubnaha guurtida, "Anigu waxan odhan lahaa golaha guurtida 12-xubnood hallaga dhigo haddii ay ugu bataanna 30-xubnood hallaga dhigo, Waxana Uu Talo Uu Soo Jeeiyay Ku Codsay in Hadraawi Oo Kale Lgu Daro.

 

Waxa uu si weyn u ammaanay madaxweynaha Somaliland, waxana uu dadka ugu baaqay in ixtiraamkiisa la kordhiyo xilliga uu xilka ka dago,

waxana uu yidhi,"Madaxweynaha intaa xilka uga hadhay aynu si fiican u ixtiraamno, marka uu shaqada ka nastona aynu kasii badino, maantana qof soomaali ah oo nool oo dawladnimada sida looga shaqeeyo ka yaqaanaana ma jiro.”