Daawo: Shirguddoonkii shirweynihii 3aad ee Kulmiye oo ku dhawaaqay Guddigii fulinta ee xisbiga kulmiye

0
Friday May 23, 2014 - 13:15:44 in by salman abdi
  • Visits: 1366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Shirguddoonkii shirweynihii 3aad ee Kulmiye oo ku dhawaaqay Guddigii fulinta ee xisbiga kulmiye

    Shirgudoonkan oo 7 xubnood ka koobnaa ayaa shir jaraaid oo ay ku qabteen Hargeysa ku shaaciyey Liisaska Guddigii Fulinta iyo Golihi Dhexe ee xisbiga oo ay sheegeen inay si caddaalad ah u soo xuleen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirgudoonkan oo 7 xubnood ka koobnaa ayaa shir jaraaid oo ay ku qabteen Hargeysa ku shaaciyey Liisaska Guddigii Fulinta iyo Golihi Dhexe ee xisbiga oo ay sheegeen inay si caddaalad ah u soo xuleen

Shirguddoonka shirweynihii Xisbiga Kulmiye ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Liiska iyo tirada xubnaha Gudida Fulinta kuwaas oo kala ah:

1. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo

2. Muuse Biixi Cabdi

3. Maxamed Kaahin Axmed

4. Maxamed X Yuusuf Axmed Waabeeye

5. C/raxmaan Maxamed Talyanle

6. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici

7. Xasan Siciid Yuusuf

8. C/casiis Maxamed Samaale

9. Maxamed C/laahi Cumar

10.Maxamed Cabdi Iskeerse

11.Maxamed Muuse Abees

12.Axmed Xaashi Oday

13.Dr: Cabdi Aw Daahir Cali

14.Yaasiin Maxamuud Cabdi

15.C/kariin Axmed Maxamed Xinif

16.Xuseen Axmed Caydiid

17.Canab Cumar Ileeye

18.C/najax Siyaad Aw Cabdi

19.Axmed Xuseen Oomane

20.C/laahi Xuseen Cige Balaaki

21.Faysal Cali Sheekh

22.Abiib Diiriye Nuur

23.Maxamed C/laahi Cabsiiye

24.Axmed Cabdi Xuseen

25.Dr: Maxamed Cabdi Carabayte

26.Dr: Xuseen Maxamed Maxamuud Xoog

27.Nimco Xuseen Qawdhan

28.Cali Siciid Raygal

29.Axmed Nuur Faahiye

30.Jaamac X Maxamud Cigaal

31.Ilhaan Maxamed Jaamac

32.C/laahi Ismaaciil

33.Baashe Yuusuf Axmed

34.Axmed X Cali Cadami

35.Proff: Ismaaciil Muumin Aare

36.Cali Cabdi Saa’iq

37.Cabdi Siciid Faahiye

38.C/risaaq Khaliif Axmed

39.Cali Buureed

40.Abuubakar Xaamud Jibriil

41.Maxamed Jaamac Abgaal

42.Maxamed Yoonis Cawaale

43.Nuur Cismaan Guuleed


 



afkashacabka.com
hargeysa / office