Daawo:aas Qaran Loo sameeyey dhalinyaradii shilka gaadhi ku geeryooday iyo dareenkii dadka ka qayb galay magaalada burco

0
Sunday May 08, 2016 - 20:14:29 in by Burco Office
  • Visits: 684
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:aas Qaran Loo sameeyey dhalinyaradii shilka gaadhi ku geeryooday iyo dareenkii dadka ka qayb galay magaalada burco

    burco(AFKA)Alle How Naxariiste waxa Aas qaran magalada burco loogu samayay Lix Qof Oo ku Jiro Wariye Sharmaake cismaan oo ka mid ahaa wariyasha ka howl gala gobalka togdheer,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

burco(AFKA)Alle How Naxariiste waxa Aas qaran magalada burco loogu samayay Lix Qof Oo ku Jiro Wariye Sharmaake cismaan oo ka mid ahaa wariyasha ka howl gala gobalka togdheer,


Alle How Naxaristee Lixdani qof ka mid ahaa Todoba Qof Oo Maalintii shalay ahayd ku geriyoday Shil gaadhi oo ka dhacay Jidka u dhaxeeya Degmada Qoyta iyo Tuulada Kala sharka,
waxaana ka qayb galay aaskani qaran maamulka gobalka togdheer ka degmada iyo dadweyne tiro badan,
Badhisab ku xigenka togdher.ku Xigenka Duqa Degmada iyo xildhiban bidhi ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyskii iyo qarabadii ay ka baxen eheladaasi,
Dhankoodana qaar ka tirsan wariyasha ka howl gala gobalka togdher ayaa tacsi tan la mid ah u diray wariye sharmake cisman.