Loolanki Ugu Adkaa Ee Dhexmara Ganacsatada Iyo Madaxda Dalka Australia Se Maxay Ku Tartamayaan.

0
Monday May 09, 2016 - 09:49:43 in by salman abdi
  • Visits: 640
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Loolanki Ugu Adkaa Ee Dhexmara Ganacsatada Iyo Madaxda Dalka Australia Se Maxay Ku Tartamayaan.

    Dheemankaani ayaa waxaa iibsashadiisa ku tartamaaya Madax, Ganacsato iyo shirkado dhowr ah oo ka howlgala dalka Australia. Dheemenkaani oo lagu sheegay inuu yahay kan ugu weyn ayaa waxaa soo bandhigtay shirkad heer caalami ah oo ka howlgasha dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dheemankaani ayaa waxaa iibsashadiisa ku tartamaaya Madax, Ganacsato iyo shirkado dhowr ah oo ka howlgala dalka Australia. Dheemenkaani oo lagu sheegay inuu yahay kan ugu weyn ayaa waxaa soo bandhigtay shirkad heer caalami ah oo ka howlgasha dalka Australia. Shirkadaani ayaa waxaa lagu magacaabaa Mining giant Rio Tinto, waxa ayna gadashada dheemankaasi fursad u siineysaa madaxda caalamka iyo hantiilayaasha.



Mining giant Rio Tinto, oo baahineysa iibka dheemankaasi ayaa waxa ay soo bandhigtay in qiimihiisa uu yahay $70 million.

Mining giant Rio Tinto, waxa ay sheegtay in fursada lagu iibinaayo dheemankaasi ay tahay mid aad u kooban.

Xarunta shirkada weyn ee ku taalla Australia, ayaa waxaa ka socda is diiwaangalinta.














HadhwanaagNews.com