Hambalyo Arooska Cabdilaahi Suudi iyo Marwadiisa Ubax

0
Friday May 23, 2014 - 18:53:50 in by Super Admin
  • Visits: 4150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Arooska Cabdilaahi Suudi iyo Marwadiisa Ubax

    Dhammaan masuliyiinta iyo shaqaalaha Madaxtooyada JSL ee hoos ku xusani waxay hambalyo iyo duco u dirayaan Cabdilahi cali suudi iyo marwadiisa ubax xasan axmed oo ku aqal galay hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan masuliyiinta iyo shaqaalaha Madaxtooyada JSL ee hoos ku xusani waxay hambalyo iyo duco u dirayaan Cabdilahi cali suudi iyo marwadiisa ubax xasan axmed oo ku aqal galay hargeysa

HAMBALYO AROOS WACAN

22/05/2014

1.Wasiirka Madaxtooyada JSLMudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan

2.Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md.Maxamed Muuse Abees

3.Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Bari ee JSL,Mudane Cali Maxamuud Axmed (Sandule)

4.Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL,Mudane Xasan Cabdi Madar

5.Xog-hayaha Gaarka ah ee MadaxweynahaJSL, Mudane Cali Axmed Cali

6.Af-hayeenka Madaxtooyada JSL,Mudane, Axmed Saleebaan Dhuxul

7.Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL,Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)

8.Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSLMudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi

9.La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee MadaxweynahaMarwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan

10.La-taliyaha Dadka la hayb-soocoMudane Barkhad Jaamac Xirsi

11.Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSLMudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)

12.Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL,Mudane, Abshir Xasan Xaashi

13.Xog-hayaha gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdiraxmaan Faarax Xasan

14.Xog-hayaha Gaarka ah Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSLNaasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska)

15.Maxamed Ismaaciil Daahir

16.Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo

17.Sharmarke Axmed Muxumed

18.Caydaruus Mahdi Xaashi

19.Maxamed-amiin Cabdi Xasan

20.Axmed Yuusuf Yaasiin

21.Mowliid Xaashi Maxamed

22.Cabdikariin Axmed Jaamac

23.Hodan Axmed Jaamac

24.Xamda Cumar Cabdi

25.Sabaax Cali Diiriye

26.Axmed Jaamac

27.Maxamed Warsame Xirsi(TT)

28.Najax Maxamed Siciid

29.Mahad Cabdoo Cumar

30.Axmed Yusuf Yaasin

31.Fahad Koosaar Maxamuud



32.Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda Madaxtooyada JSL.

 

waxay Hambalyo Aroos wacan u dirayaan Camera-man ka Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada SomalilandCabdilaahi Cali Suudi iyo Marwadiisa Ubax Xasan Axmedoo Aqal galkoodu ka dhacay Hotel Cosalama ee Magaalada Hargeysa, 22/05/2014.

 

Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub leeyihiin noqda kuwii isku raga ee Ubad khayrqaba kala hela.

 

 

AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN