War Deg Deg Ah:Ciidanka Dowladda Somaliya iyo AMISOM oo Dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Sh/Hoose

0
Thursday May 12, 2016 - 17:18:01 in by Burco Office
  • Visits: 534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Ciidanka Dowladda Somaliya iyo AMISOM oo Dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Sh/Hoose

    Ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM oo Is-garabsanaya ayaa Al-shabaab kala wareegay maanta deeganno ay ka mid yihiin; Sabiid iyo Caanoole

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM oo Is-garabsanaya ayaa Al-shabaab kala wareegay maanta deeganno ay ka mid yihiin; Sabiid iyo Caanoole


oo qiyaastii 10-km u jira degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Inkastoo aan illaa hadda la ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalka, ayaa haddana waxaa la sheegayaa in weli ay dagaalladan oo saakay billowday socdaan, laakiinse illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalladan.

Dagaalka ayaa Saakay ka billowday deegaanka Mareereey oo ku dhow degmada Afgooye, wuxuuna ku fiday deegaanno kale, balse weli kama aysan hadlin dowladda, AMISOM iyo Al-shabaab dagaalka maanta ku dhexmaray dulleedka Afgooye.

Sidoo kale, Dadka deegannadaas ku sugan ayaa sheegaya in dagaalladani ay yihiin kuwo culus oo hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsanayo. Shacabka ay ka barakaceen qaarkood deegaannadaas.

wixii wraar ah ee ka soo kordha kala soco afkashacabka.com