Akhri:Liiska Golaha Wasiirrada iyo Wasiir ku Xigeennada Jubbaland ee la Magacaabay
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Max'ed Islaam ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada oo ka kooban 17 Wasiir & Wasiiro xigeenadooda iyadoo Wareegtadii lagu Magacaabayay uu Warbaahinta u Akhriyay Afhayeenka Jubaland C/naasir Seeraar Maax.
Madaxweynaha Jubbaland, ayaa sheegay in xubnahan uu Magacaabay uu ku xushay aqoon iyo karti ay u leeyihiin Xilalka uu u Magacaabay.
AKHRISO Wareegtadii Magacaabista Wasiirada iyo Wasiir Xigeenada;