Habka ugu ficaan ee aad u noqon kartid qoraa ficaan.

0
Monday May 26, 2014 - 10:42:11 in by Super Admin
  • Visits: 1497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Habka ugu ficaan ee aad u noqon kartid qoraa ficaan.

    Markaan u soo dhaadhaco dulucada hadalkayaga , oo ku saabsan tahaya qofka doonaya inu noqdo qoraa fican ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markaan u soo dhaadhaco dulucada hadalkayaga , oo ku saabsan tahaya qofka doonaya inu noqdo qoraa fican ,


 

Marka hore waxaa mahad oo dhan u sugnataya ilaaha weyne , marka xigta waxaan salaama qofksto muslim ah.

 


 haddaba waxaa is waydiin leh muxuu yahaya qoraa ? qoraagi waaqoraagi waa qof qoraa kalamadoo , taaso gaabkeedu kala duwanyahaya iyo fikradadu.

haddaba markaada jalceedo waayahan danbe ,Waxaa aad arkaysaa inaya soo badanayaa qorayaada da,aad yare leh kuwaaso aad ugu foogan inta badan, qoridaa buug ka hadalaya dhinacaya kasta ahatodhinaca dhaqan ,dhinaca diinada dhinacasiyaasadada , taarikhada , iyo dhinaca suuganadeed ba iyo dhinacayo kalo aad u badan .

Haddaba qorista buug waa shaya inagu cusub markaada eegto dhaqankeena soo jiraanka ahabadanka waxaa lagu tilmaami jiraya somalida inaya yihiin dad iska bulshaawi aha oo hadal uun u badan(oral society) afka qalaad lagu yidhaado , waxaana inta badan wakhtigooda ku qaadin jiran , fadhi ku dirir , lamana hayo markaad eegto wakhtigii hore buuga aya dhaxal gala aya ka tagan dadki hore , laakin af ahan ayay ku soo quudbiyeen .

Haddaba qoriida buuga ma aha waxaa fuduud waxaay u baahantahaya inaada buuxiso waxaayabo badan si aad u qorto buug qiimo iyo macno iyo xiiso badan ku fadhiyaa, si aad u noqotid qoraa wanaagsan waxaa laga baahanyahaya qoddobadan :-

1: marka ugu horaysaa qofka qoraaga ahi waa inuu akhriyaa buugaga badan taassin waxaay u horseedi kartaa qof qoraaga ahi inuu hagajiyo habku waxaa u qoraayo ,, ama uu ka helo fikrada aad u faaiid leh ,waxaan way ugu kordhayaan sidaa kalamada badan uu bahana inu ku dabaqo qoraalkiis

2: qofkaaga qoraagi waxaa laga baahanayahaya inu doorto mawduuca ugu ficaan uu rabo inu waxaa ka qoro.

3: qofka qoraaga ahi waa inuu tuujiya miskaxadiisa , ka hora intu bilaabin qoraalkiisa ,qor waxaa kasta oo miskaxadada ku soo dhaca adigo u eegayana waxaan ma khaladanyahaya mise waa sax .laga yaabay waxaa khaladka moodayso inu ku ficaanado oo sax noqoda

4: qofka qoraagga ahi waa inu u samaya tuduc kasta ciwaan ,soo jiita akhrista kasta oo akhriyaya buuga .

5: buuga horaantiisa waa inaad u samaysaa gogal-dhig ama waxaa loo yaqaano hordhaca , iyo tusmo ama waxaa loo yaqaano ( chapter) taaso

6: qofka qoraagi ahi waa inu u qoraa ,qoraalkiisa si uu si fiican oo farshaxanimo ku dheehantahaya ,si akhrista kasta u fahamo waxaa uu ugula jeedo , ama meeshaya salka ku hayso qoraalkiisa.

7: qofka qoraaga ahi waa inuu ka tagin marku qoraayo ,qoraalkiisa caalamadaha lagu talo galaya sidaa calamada ( joogsiga.hakadaka,iyo wixii la mid) si qoraalkiisu u kala soocmo.

8: qofka qoraaga ahi waa inuu.la kulmaa dad badan oo qoraayo ah kuwaaso kugu haki karaa jidka ama habka ugu ficaan ee aad u qori kartid badan ku soo kordhin karaa,iyo qofka qoraaga iu la kulmo dad badan duwan oo isku jira wayeel iyo aqoonyahan iyo qoraayo waxaa badan ku soo kordhin karaa.

9: qofka qoraagi ahi waa inu haystaa laba buug uu ku qortoo kalamadaha aad soo urursaya iyo macnooado si aad u heesho kayd badan.

10: qofka qoraaga ahi waa inu booqda website badan ka hadalyaa xagaa qoraalka .

11: qofka qoraaga ahi waan inu ahada qof waxaa qudha ku eegada inan badbadalin topic ama mawduuc ka hadalyaya si aan ugu khalkhalin qoraalkiisa.

12: qofka qoraagi ahi waa inu tuso qoraalkiisa qof kala oo aaminsanyahaya si uu ula eego ugu akhriyo si wixii khalada ama dhaliilo aha ugu saaro qoraalkiisa

13: qofka qoraagi ahi waa inu hubiyaa qoraalkiisa, si dadka akhristayaasha u fahami karaa




ALLAH MAHAD LEH……..



W/Q: mohamed Abdi Nour

ADDIS ABABA/ ETHIOPIA

contact: maxamed1993@hotmail.com

tel: +2510936663274