Askari Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Oo Lagu Dilay Degmada Oog Ee Taliska Aagga Bari

0
Thursday June 09, 2016 - 13:00:16 in by Burco Office
  • Visits: 458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Oo Lagu Dilay Degmada Oog Ee Taliska Aagga Bari

    Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Dubbe Maxamuud oo ah Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka ee Jiidda hore ee degmadda Oog, ayaa la sheegay innuu galabta fiidkii hore uu geeriyoodday, kadib markii uu dilay Askari kale oo uu gacan qaad dhex-maray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Dubbe Maxamuud oo ah Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka ee Jiidda hore ee degmadda Oog, ayaa la sheegay innuu galabta fiidkii hore uu geeriyoodday, kadib markii uu dilay Askari kale oo uu gacan qaad dhex-maray.



Warku waxa uu intaas ku darayaa in la hayo Askarigii
Sida ay sheegayaan wararka laga helaayo deegaanka Oog oo ah taliska ugu wayn aagga barri, ayaa la soo sheegayaa in laba Askari oo gacan ka hadal dhex maray uu mid ka mid ahi uu geeriyoodday, kadib markii ay ku dhacday Toorray uu sitay Askariga kale ee gacan ku dhiiglaha ahi.


gacan ku dhiiglaha ahaa ee dilka geystay, iyaddoo Alle ha naxariistee Marxuum Maxamed Dubbe Maxamuud uu Meydkiisu yaalla Degmadda Oog ee taliska aagga Barri ee Somaliland.