Saxaafadda Faransiiska oo Baroordiiq iyo mudaharaad ka sameeyey Dilkii Suxufiyad Sagal Salaad oo Muqdisho lagu Dilay

0
Friday June 10, 2016 - 13:41:43 in by salman abdi
  • Visits: 570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saxaafadda Faransiiska oo Baroordiiq iyo mudaharaad ka sameeyey Dilkii Suxufiyad Sagal Salaad oo Muqdisho lagu Dilay

    Bahada Saxafiyiinta Dalka Faransiiska ayaa socod lug ah ku maray shaaracyada Caasimadda dalkaas ee Paris,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bahada Saxafiyiinta Dalka Faransiiska ayaa socod lug ah ku maray shaaracyada Caasimadda dalkaas ee Paris,

iyagoo u baroor diiqaya Wariyadii dhawaan lagu dilay Magaalada Muqdisho ee Sagal Salaad Cismaan, oo ka mid ahayd Saxafitiinta Ka hawl gala war-baahinta dawladda dalkaasi Soomaaliya.

image

Sawirka Marxuumad Sagal Salaad Cismaan,  ayay hawl wadeenada qaybo kamid ah war baahinta Faransiisku siteen xiliga ay socodka ku marayeen shaaracyada.

Magaalada Muqdisho ee xarunta dalkaasi Soomaaliya ayaa waxa inta badan ka dhaca dilalka loo gaysto Saxafiyiinta.