Daawo Muqaal: Barnaamijka Xogta Dahsoon Iyo Khatarta Caafimaad Ee Cabbista Sigaarka.

0
Tuesday June 14, 2016 - 16:16:43 in by salman abdi
  • Visits: 1394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal: Barnaamijka Xogta Dahsoon Iyo Khatarta Caafimaad Ee Cabbista Sigaarka.

    -Barnaamijkeena Xogta dahsoon waxaynu ku soo gudbinaynaa khataraha ay leedahay sigaar cabbistu oo ay la tahay in lala socdo, iyadoo .Xabadda keliya ee sigaarka ah ay ku jiraan ilaa 4800 oo maadooyin kiimiko ah kuwaas oo 250 ka mid ahi ay dhaawacayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Barnaamijkeena Xogta dahsoon waxaynu ku soo gudbinaynaa khataraha ay leedahay sigaar cabbistu oo ay la tahay in lala socdo, iyadoo .Xabadda keliya ee sigaarka ah ay ku jiraan ilaa 4800 oo maadooyin kiimiko ah kuwaas oo 250 ka mid ahi ay dhaawacayaan caafimaadka aadamaha, iyadoo 69 maaddo ay si gaar ah u sababaan cudurka kansarka