Dukaamo Soomaali Leedahay Oo Ku Yaala Konfurta Afrika oo La Boobay

0
Wednesday June 22, 2016 - 09:31:28 in by salman abdi
  • Visits: 594
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dukaamo Soomaali Leedahay Oo Ku Yaala Konfurta Afrika oo La Boobay

    Tan iyo shalay ayaa waxaa socday boob lagu hayo dukaamo ay leeyihiin dad ajaaniib ah oo kunool dalkaasi Kooru Afrika oo Soomalidu ay ka mid yihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tan iyo shalay ayaa waxaa socday boob lagu hayo dukaamo ay leeyihiin dad ajaaniib ah oo kunool dalkaasi Kooru Afrika oo Soomalidu ay ka mid yihiin.


Weerarada boobka ah ayaa ka bilowday siyaasad ay isku hayaan darfo ka tirsan dadka reer Koofur Afrika.

Hase ahaatee, markii ay arinkii ay isku hayeen isku mari waayeen ayaa waxaa la sheegay inay u isticmaaleen weerarada ay kusoo qaadeen dukaamadaa cudur daar ahaan iyo inay ku caro baaba'aan.

Dukaamada la weeraray ayaa kuyaala nawaaxiga Pretoria oo ah magaalo madaxda Koofur Afrika.

Teeda kalena ayadoo weeraradaa ay ka dhaceen meelo dukaamo ah iyo meherado kale kuwaasoo ay leeyihiin ajaaniibtu ayaa hadana ay arintaan oo kale ay tahay wax soo noqnoqda ayadoo dadna inta badan ku dhaawacmaan dadna marmar lagu dilo weerarada.