Xisbiga Kulmiye iyo Xaalkiisa Maanta

0
Wednesday May 28, 2014 - 10:48:54 in by Super Admin
  • Visits: 1105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Kulmiye iyo Xaalkiisa Maanta

    waxaan ka hadlayaa xaalada maanta kataagan dalka iyo khilaafka kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan ka hadlayaa xaalada maanta kataagan dalka iyo khilaafka kulmiye
Horta dalka malaha kulmiyoo kaliyihi laakiin waxaa leh dhamaan muwaadiniinta somaLILAND  waxaan baryahan ka maqlayay saxaafada, weedho xanaf wata oo ay isdhaaf sanayaa, madaxda xisbul xaakimku  oo wax yeeli  kara xasiloonida dalka waayo waxaan nahay iminka dal nabada oo aan qaadi karin deel qaaf nabad galyo daro balse waxay umuuqataa inuu kulmiye caadaystay kalmadaha ka hor imanaya nabad galyada  hal waxaan leeyahay maxamed kaahin iyo muuse biixi waxaan leeyahay waxaad tihiin laba mujaahid oo dalka ka mudan maamus iyo sharaf waayo waad usoo hal ganteen iminkana waxaad doonaysaan inaad madax ka noqotaan.

waad ku guulaysateen inaad utartan taan dalkoo xora madaxtinimo waad garaynaysaan geesiyadii aanay ku simin wakhtigu ilaah ayaa idin ku simay ee wixii ilaahay idiinka calfay ku mahad naqa oo ha u horseedina dalka nasiib daro nabad galyo  wixii aad  madaxwaynihiina ka tirsanaysaan la hor fadhiista idinkoo niyad san   waayo markaad ku hadashaan erayo aanay xambaari karin laabaha wax magaratadu waxaa iman kara wax yeelo anaynaan mahadin waxaan idiinku baaqayaa  ku taliya caqligii markii halganka ee balli gubadle ka maanta daboola )

madaxwaynaha waxaan leeyahay dulqaad muuji oo qanci saaxibadaa meela badana wax  ka daalaco talada badso hal iyo laba ha ku kaaftoomin ee tali oo tasho mar walbana  saldhig ha u ahaato midnimada dalka iyo dadka waxaan leeyahay ugu danbayn gudoomiya golaha guurtida  waan ku gu  hambalyay nayaa gudida aad magacawday  khilaafkana hal kaa  ku bakhtiiya  DADKA REER SOOMALI LAND WAXAAN LEEYAHAY KA DIGTOONADA WAX KASTA OO NABADA WAXA YEELI KARA WAAYO WAX KASTA WAXAAN KU HELNAA NABADA 

 ALAA MAHADLE 


YUUSUF BARRE CISMAAN KUNJIRE
BURCO SOMALILAND