Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyahii Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil Rooda Axmed Yaasiin.

0
Saturday July 02, 2016 - 17:00:20 in by salman abdi
  • Visits: 743
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyahii Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil Rooda Axmed Yaasiin.

    Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo hada war saxaafadeed uu soo saaray nuqul ka mid ah soo gaadhay xafiiska war qabadka ee shabakad Somalilandtoday ayaa waxa uu sheegayaa in gudoomiyuhu uu xilki ka qaaday Rooda Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo hada war saxaafadeed uu soo saaray nuqul ka mid ah soo gaadhay xafiiska war qabadka ee shabakad Somalilandtoday ayaa waxa uu sheegayaa in gudoomiyuhu uu xilki ka qaaday Rooda Axmed Yasiin Guddoomiyihii xisiga UCID ee gobalka Saaxil.


Halkan Hoose ka Akhri Warsaxafadedka

deg

Somalilandtoday/Hargeysa/Office