Tahriibeyaal Soomaali ah oo Lagu Xidhay Masar

0
Saturday July 02, 2016 - 18:09:42 in by Burco Office
  • Visits: 637
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahriibeyaal Soomaali ah oo Lagu Xidhay Masar

    Dad ajaaniib ah oo tahriibeyaal ah isla markaana doonayay inay kasii tahriibaan dalka Masar ayaa dalkaa lagu xidhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dad ajaaniib ah oo tahriibeyaal ah isla markaana doonayay inay kasii tahriibaan dalka Masar ayaa dalkaa lagu xidhay.


Dadkaa ayaa waxaa kujira Soomaali. Ciidamada booliska ee dalka Masar ayaa gacanta kusoo dhigay isla markaana jeelka dhigay dadkaa oo kakala yimid dalal badan oo Afrikaan ah iyo qaar ka mid ah dalalka Carabta ee dhibaatooyinku ka jiraan.

Dadkaa ayaa dooni saarnaa markii lasoo qabtay tiradooduna waxay sare u dhaaftay 150.

Dadkaa ayaa waxaa ay isugu jireen Soomaali, Itoobiyaan, Suudaanese, Eritrean, Ciraaqiyiin iyo Suuriyaan iyo dadyow kale.

Boqolaal Soomaali ah oo tahriibeyaal ah ayaa ku dhintay xeebaha Masar sanadihii lasoo dhaafay ayagoo isku dayaayay inay usafraan qaarada Yurub.