Fanaanka Farxan Xiddig oo Arrimo ka dhan Qadiyadda Somaliland ka Abuubalay Borama laguna Xidhay Hargeysa

0
Sunday July 03, 2016 - 08:57:44 in by salman abdi
  • Visits: 714
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanka Farxan Xiddig oo Arrimo ka dhan Qadiyadda Somaliland ka Abuubalay Borama laguna Xidhay Hargeysa

    Fanaanka Farxaan Xidig, ayaa ugu xidhan Magaalada Hargaysa arrimo la xidhiidha qadiyada Somaliland oo sida lagu soo eedeeyay uu falal ka dhan ah madax banaanida Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanka Farxaan Xidig, ayaa ugu xidhan Magaalada Hargaysa arrimo la xidhiidha qadiyada Somaliland oo sida lagu soo eedeeyay uu falal ka dhan ah madax banaanida Somaliland

 uu ka abaabulay Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal.

imageimage

Farxaan Xidig ayaa ku xidhan xarunta Danbi baadhista ee magaalada Hargaysa, waxaana la filaaya in Maxkamad la horkeeno. Farxaan Xidig ayaa aha Fanaan ku dhexjira Sugaanta wakhtiyadii u danbeeyayna wuxuu deganaa dalka Ingiriiska, lakiin sannadihii danbe ayaa siweyn loogu arkaayay dhaq dhaqaaqyo la xidhiidha dhinaca siyaasadda.