Koobka Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Ayaa Lagu Soo Gabgabeeyey Degmada Arabsiyo Ee Ka Tirsan Gobolka Gabiley

0
Monday July 04, 2016 - 10:34:24 in by salman abdi
  • Visits: 847
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koobka Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Ayaa Lagu Soo Gabgabeeyey Degmada Arabsiyo Ee Ka Tirsan Gobolka Gabiley

    Waxa maanta si rasmiya usoo Gabagaboobay Koobkii Ramadaanta ee kasocday Dagmada Arabsiyood Kasoo uu Dhigay Xildhibaan usharaxan Doorashada Soo Socota ee 2017

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa maanta si rasmiya usoo Gabagaboobay Koobkii Ramadaanta ee kasocday Dagmada Arabsiyood Kasoo uu Dhigay Xildhibaan usharaxan Doorashada Soo Socota ee 2017

Golaha Baarlamaanka Soomaaliland kana Soo jeeda Gobolka Gabiley,Waxaana kalasoo qayb galay Aqooyahanka Dagmada Arabsiyood,Ciyaartan lagusoo xidhayay Tartankii Ramadaanta ee Dagmada Arabsiyood ayaa ahayd Ciyaar Aad uxiiso badnayd oo dhexmartay Kooxdii haysatay Horyaalka Arabsiyood iyo koox ubadan dhalinyar,Ciyaartan oo Wakhtigii loogu talo galay kusoo dhamaatay 0 0 ay isku Mariyi waayeen taasoo Loo dhigay Gool kulaad Aakhirkiina kooxdii Horyaalkii Hore ayaa 5 /3 kusoo ay Guushu Ku raacday,iyadoo Markii ay soo idlaatay Lagudoonsiiyay Jaaisadihii uu Ugu talo galay Musharaxii Doorashada Baarlamaanka Mixiyadiin Cabdi Cali Barkhad oo LA odhan Karo wuxuu kor uqaaday Qiimahii ay lahayd Kubada Cagta ee Dagmada Arabsiyood,Sidoo kale waxa halkaa ka hadlay oo hadalo dhiiri galina ka jeediyay Qaar ka mida Agooyahanka Dagmada Arabsiyood oo Amaanay Xildhibaanka usharaxan Baarlamaanka ee Isagoo ay hawshiisu Culus tahay hadana Marwalba ka muuqda Dhalinyarada Agteeda yagoo usoo jeediyay Shaqsiyaadka Matala Dagmadan inay Ku daydaan Aqooyahan Mixiyadiin Cabdi Cali oo Ku suntamay Kor uqaadida Dhalintiisa Gabagabadii Waxa soo Afmeeray Aqooyahan Mixiyadiin Cabdi Cali Barkhad waxaana ka mid ahaa Runtii Maanta Waxa ii sharafa inaanu Soo Gabagabaynay Koobkii Ramadaanta oo inoo soo socday Intaa ay Ramadaanta Socotay Waxa kaloo uu hadalkiisa Ku daray inuu Marwalba agtooda taagan yahay dhalinta Ciyaaraha korna ay usii qaadi doonaan tayada Ciyaaraha Dagmada Arabsiyood

 

 

20160703_17101520160703_17105320160703_17233520160703_172353IMG_20160703_180913IMG_20160703_180917IMG_20160703_180926IMG_20160703_180926_1