Turkiga Oo Lixsano Kadib Mucaawimadii Ugu Horeysay Gaadhsiiyay GAZA+SAWIRRO

0
Wednesday July 06, 2016 - 01:50:09 in by Burco Office
  • Visits: 684
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Turkiga Oo Lixsano Kadib Mucaawimadii Ugu Horeysay Gaadhsiiyay GAZA+SAWIRRO

    Dawladda Turkiga ayaa gar-gaarkii u horeeyay oo bani'aadanimo u dirtay magaalada Gaza ee dhulka Falastiiniyiinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Turkiga ayaa gar-gaarkii u horeeyay oo bani'aadanimo u dirtay magaalada Gaza ee dhulka Falastiiniyiinta

, lix sano kadib dhacdadii lagu dilay dad u dhashay Turkiga oo shixnad gar-gaar u waday dadka reer Gaza oo horay u go’doomisay dawladda Israel.

00000000000000000000000020000000000000000000000000030000000000000000000000070000000000000000000000008

Markab siday shixnad gaareysa 11-kun oo tan raashin ah ayaa ku xirtay Dekeda Ashood ee Israel, waxaana tallaabadan ka dambeysay markii dowladaha Israel iyo Turkiga ay dib u soo celiyeen xiriirkooda.

00000000000000000000000080000000000000000000000000030000000000000000000000008

Labada dal ayaa todobaadkii hore ku heshiiyay in dib loo soo nooleeyo xiriirka labada dal, waxayna wada saxiixdeen heshiis, waxaana heshiiska qeyb ka ahaa in Turkiga gargaar sama fal uu gaarsiiyo magaalada Gaza.

Sanadkii 2010 ayay aheyd markii Ciidamada Kumaandooska Israel ay dileen 10-ruux u dhashay Turkiga, kuwaasoo u ololeynaya sidii gar-gaar loo gaarsiin lahaa shacabka Falastiin ee ay go’doomisay Israel.

Labada dal ayaa xiriirkooda xumaaday, markii ay ciidamada Israel ay si ula kac ah u dileen 10 ruux u dhashay Turkiga oo isku dayay inay ka gudbaan meelaha Israel ka go’doomisay Gaza.