Shilkii Baabuur ee Xildhibaan Janaale Ma Minna Laahi Buu Ahaa Mise Mishin La Muranka Ka Taagan Dawladda Hoose ee Burco‏

0
Thursday May 29, 2014 - 13:01:10 in by Super Admin
  • Visits: 1244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shilkii Baabuur ee Xildhibaan Janaale Ma Minna Laahi Buu Ahaa Mise Mishin La Muranka Ka Taagan Dawladda Hoose ee Burco‏

    Waxa Maalintii Salaasadii 20kii bishan may ka dhacay magaalada burco Shil baabuur oo uu galay xildhibaan C/risaaq Xusen Faarax [Janaale]waxana uu shilkaas uu Dhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Maalintii Salaasadii 20kii bishan may ka dhacay magaalada burco Shil baabuur oo uu galay xildhibaan C/risaaq Xusen Faarax [Janaale]waxana uu shilkaas uu Dhacay
 kadib markii ay isgaleen baabuur uu watay xildhibanku oo ah nooca loo yaqaano noohada
Iyo baabuur seeraf ah oo uu watay wiil dhalinyaro ah oo isagu dhalasho ahaan kasoo jeeda
Gobolka ismaamulka soomaalidda ee itoobiya hadaba waxa shilkan uu dareen ka dhashay
Markii La ogaaday in wiilka baabuurka seeraftaa watay uu abti u yahay mid ka midda Gudida Fulinta D/hoose iyada oo ay jirtay is 
hayn ba.an oo beryahanba ka dhextaagnayd mudanayaasha golaha Deegaanka burc qaarkood iyo fulintoodda hadaba ilaa hada lama oga sababta shilkan ka dambaysay Iyadoo wararka qaar sheegayaan in daqiiqaddo yar uun ka hore ay xildhibaanka soo kala Dhaqaaqeen Mayorka magaalada burco oo ay wehelinayaan ku xigeenkiisa iyo xoghayaha fulinta ee D/hoose

Hadaba si kastaba ha ahaatee waxaan waxaan iyana caad saarayn inuu xildhibaan janaale
Uu ahaa xildhibaanada sida adag uga soo hor jeeda masuuliyiinta dawlada hoose ee iyaga
Imika lagu eedaynaayo musqmaasaqa baahsan ee la sheegay inuu ka jiroi dawalada hoose dhexdeeda
Weli dhankiisa lagama hayo wax wara xildhibaanka sidoo kale xildhibaan janaale ayaa ah Xildhibaanka ugu Digreega sareeya marka laga hadlaayo xaga aqoonta

by Sacad Cali Kaahin Raamalay [plucky]
 
burco somaliland