Barkhad Abdi, oo Ku Guulaystay Abaalmarin Caalami ah, kuna Mutaystay Kaalintii uu kaga Jirey Filimka Captain Phillips

0
Monday February 17, 2014 - 11:21:52 in by Super Admin
  • Visits: 1763
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barkhad Abdi, oo Ku Guulaystay Abaalmarin Caalami ah, kuna Mutaystay Kaalintii uu kaga Jirey Filimka Captain Phillips

    Barkhad Cabdi Ayaa Ku Guulaysatay Abaalmarinta BAFTA Ee Caawiyaha Jilaaga Ee Ugu Fiicnaa Sanadkan Ee....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barkhad Cabdi Ayaa Ku Guulaysatay Abaalmarinta BAFTA Ee Caawiyaha Jilaaga Ee Ugu Fiicnaa Sanadkan Ee....


Barkhad Cabdi Ayaa Ku Guulaysatay Abaalmarinta BAFTA Ee Caawiyaha Jilaaga Ee Ugu Fiicnaa Sanadkan Ee Filimka Captain Phillips. Wuxuu Filimkan Ku Saabsanaa Burcad Badeed Soomaaliya. Waxaa Uu Ka Guulaystay Jilayaasha Michael Fassbender Iyo Matt Damon.


Wuxuu U Mahadceliyay Bafta Iyo Paul Greengrass "In Ay Igu Aamineen (Doorkan) Ka Hor Intii Aanan Anigaba Isku Kalsoonaan, Wuxuu Kaloo U Mahadceliyay Hanks Iyo Jilayaasha Kale Ee Filimka, Isagoo Yiri "Meel Cidla Ah Ayaan Wax Ka Bilownay Hadana Tan Ayaan Haynaa".

Si Xoog Leh Ayaa Loogu Sacab Tumay Barkhad Abdi Intii Uu Fuulayay Masraxa Abaalmarinta Uu Ku Guddoomay.

Abaalmarinta BAFTA, Waa Abaalmarin Lagu Bixiyo Dalka Britain Balse Caalami Ah Oo Lagu Abaalmariyo Filimaanta Iyo Jilayaasha Ugu Wanaagsanaa Sanadkaasbarkhad Wuxuu Ahaa Atooraha Labaad Ee Filim-Ka Captain Phillips Oo Uu Jilayay Jilaaga Caanka Ah Ee Maraykanka Tom Hanks.

Abaalmarinta Waxaa Gacanta U Galiyay Emma Thompson, Waxaa Martigalinayay Oo Soo Jeediyay Weriyaha Caanka Ee BBC Stephan Fry.

 



Afkashacabka.com
Contact@afkashacabka.com