Daawo:Taageerayaasha Erdogan oo Shacabka Germany ka Yaabsaday iyo Wadaniyada ku jirta+Sawir !!

0
Tuesday August 02, 2016 - 18:00:18 in by Burco Office
  • Visits: 907
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Taageerayaasha Erdogan oo Shacabka Germany ka Yaabsaday iyo Wadaniyada ku jirta+Sawir !!

    Magaalooyin badan oo ku yaala Qaarada Yurub gaar ahaan gudaha dalka Germany ayaa waxaa wali ka socda Banaanbaxyo xoogan oo ay dhigayaan taageerayaasha Madaxweynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalooyin badan oo ku yaala Qaarada Yurub gaar ahaan gudaha dalka Germany ayaa waxaa wali ka socda Banaanbaxyo xoogan oo ay dhigayaan taageerayaasha Madaxweynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan . Dhoor magaalo oo caan ka ah gudaha dalka Germany sida , Köln , München , Hambrug , Frankfurt , Bremen , Kiel , Hannover , Stuttgart iyo Ingolstad ayaa waxaa ka dhacay isku soo baxyo waa weeyn kuwaas oo lagu taageerayay madaxweynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan oo shacbiyad xoogan sii helay .

Shacabkaan Turkiga ah ee taageerayay Madaxweyne Erdogan ayaa waxa ay u badan yihiin kuwo ku dhashay gudaha dalka Germany waliba heeysta dhalashada dalka Jarmalka , waxeeyna ku dhawaaqayeen erayo aanu ka xusi karno (Takbiir Allahu Akbar iyo Yaa Allah Bismilah Allahu Akbar ) .