Daawo:Qoraa Rashiid Shabeele iyo Cismaan Sawirle oo ka waramaya siday ula kulmeen Cilmi Boodhari Saaxiibkii

0
Thursday August 04, 2016 - 08:24:09 in by salman abdi
  • Visits: 683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Qoraa Rashiid Shabeele iyo Cismaan Sawirle oo ka waramaya siday ula kulmeen Cilmi Boodhari Saaxiibkii

    Qoraaga Rashiid Maxamed Shabeele oo ay dhashay Hodan Cabddulle Walan-wal iyo Cismaan Maxamed Bulaale Cismaan Sawir le oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraaga Rashiid Maxamed Shabeele oo ay dhashay Hodan Cabddulle Walan-wal iyo Cismaan Maxamed Bulaale Cismaan Sawir le oo

 ka tirsanaa wakaaladii Filimada soomaaliyeed qaybtii Hargeysa ayaa ka wada waramaya siday magaalada Berbera ugula kulmeen Muuse Carab oo ahaa Cilmi Boodhari Saaxiibkii isla markaana ahaa ninka gabayadii jacaylka ahaa ee Cilmi boodhari Hodan u tiriyey ururiyey iyagana uga waramay .