Madaxwynaha Tuniisiya Oo Magacaabay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalkaasi Yeelan Doono.

0
Thursday August 04, 2016 - 08:28:06 in by salman abdi
  • Visits: 532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwynaha Tuniisiya Oo Magacaabay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalkaasi Yeelan Doono.

    Chahed, oo jira 41, horayna u soo ahaa wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, ayaa u magacaabay isaga qudhiisa arbacadii,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Chahed, oo jira 41, horayna u soo ahaa wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, ayaa u magacaabay isaga qudhiisa arbacadii,

 isagoo ugu baaqay Tunisianka inay u huraan naftooda hormarka soona dhaweeyaan ".Madaxweynaha Tuniisiya Beji Caid Essebsi ayaa u magacaabay Youssef Chahed Ra'iisul wasaare ka dib markii baarlamaanka kalsoonida kala noqday Habib Keib oo lagu dhaliilay inuu wax ka qaban waayay dhaqaalaha iyo ammaanka.

"Madaxweynaha ayaa ii doortay in aan mas'uul ka noqdo dowlada midnimada qaran. Tani waa farriin muujinesa kalsoonida dadka dhallinyarada ah sidoo kale," ayuu yiri Chahed. "In wakhtigan xasaasiga ah waxaan u baahanahay go'aanada geesinimada leh ."

madaxweenaha Tunusia ayaa riixayo dowladda cusub ee midnimada qaran isagoo isku dayaya in ay ka gudbaan isqabqabsi siyaasadeed ee Isbahaysiga talada haya iyo in si fiican wax looga qabto dib u habaynta dhaqaalaha iyo khatarta dhinaca ammaanka .