Daawo: Maamulka Dugsiga Kaah oo Dib u furay Waxbarashadi Sannad Dugsiyeedka 2016 / 2017 iyo Dardaranki Macaliminta

0
Thursday August 04, 2016 - 15:48:34 in by Burco Office
  • Visits: 697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Maamulka Dugsiga Kaah oo Dib u furay Waxbarashadi Sannad Dugsiyeedka 2016 / 2017 iyo Dardaranki Macaliminta

    Munasibad balladhan oo dib loogu furayey dugsiga hose dhxe ee KAAH sannadugsiyedka cusub ee 2016/2017 islamarkaasna abalmarino lagu guddoonsinayey ardaydii kaalmaha sare ka gashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munasibad balladhan oo dib loogu furayey dugsiga hose dhxe ee KAAH sannadugsiyedka cusub ee 2016/2017 islamarkaasna abalmarino lagu guddoonsinayey ardaydii kaalmaha sare ka gashay

 imtixaanadki dugsigaasi ayay ka soo qaybgleen masuliyin ka socotay wasarada waxbarashada.walidin .culimo awdiin, maamulka iyo macaliminta dugsigaasi, waxana kelmado u badnaa bogaadin , dardaran iyo dhirigelin halkas ka so jediyey Maamulka dugsiga Kaah, Macaliminta, Walidinta iyo masulki ka socday wasarada waxbarshada togdheer.

Ardayda Dugsigan aya iyaguna halkas ka so ojediyey nashiidoyin iyo kelmado af ingiriisi, af soomali iyo af carabi ay ku jeediyeen, taaso ka turjumaysay aqoontoda

Gebogabadiina waxa halkas abaalmarino lagu siiyey ardaydii kaalmaha sare gashay iyo ardaydi ugu akhlaaqda wacnyad sannadugsiyeedki la soo dhafay 2015 iyo 2016