Daawo:Wasiirka Arrimaha Debadda Oo Sheegay Haddii Mashruuca DP World Dhicisoobo, Mid Lamida Aanay Somaliland Helidoonin Wax Maalgashi Ah.

0
Saturday August 06, 2016 - 18:02:29 in by Burco Office
  • Visits: 531
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wasiirka Arrimaha Debadda Oo Sheegay Haddii Mashruuca DP World Dhicisoobo, Mid Lamida Aanay Somaliland Helidoonin Wax Maalgashi Ah.

    wasiirka arrimaha debadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire oo maanta faah faahin Golaha Wakiilada ka sinaayay heshiiska dhexmaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wasiirka arrimaha debadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire oo maanta faah faahin Golaha Wakiilada ka sinaayay heshiiska dhexmaray

dawladdaha Imaraadka Carabta Somaliland, ayaa sheegay in haddii uu dhicisoobo heshiiska maalgashiga sherkada DP World Somaliland u wado, in aan dib oo u danbaysa Somaliland u heli doonin wax maalgashi ah.