OGAYSIIS- OGAYSIIS RABITAANKA SHACABKA IYO HABEENKA NIMCO DEGGEN 05-06-2014 HOTEL CROWN HARGEYSA

0
Monday June 02, 2014 - 07:57:53 in by salman abdi
  • Visits: 1149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    OGAYSIIS- OGAYSIIS RABITAANKA SHACABKA IYO HABEENKA NIMCO DEGGEN 05-06-2014 HOTEL CROWN HARGEYSA

    Fanaanadda Nimca Degan Oo 5-Bishan Wacdaro Ka Dhigi Doonta Hotel CROWN Ee Magaaladda Hargeysa Iyo Showga Loogu Magacdaray RABITAANKA SHACABKA.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanadda Nimca Degan Oo 5-Bishan Wacdaro Ka Dhigi Doonta Hotel CROWN Ee Magaaladda Hargeysa Iyo Showga Loogu Magacdaray RABITAANKA SHACABKA.


Fanaanada Codka Iyo Muqaalkaba Guule Hibo Usiiyay Ee Nimco Degan ayaa Show 5-Bishan Juun kugu Qaban Doonta HOTEL CROWN Ee Magaalada Hargeysa.

Fanaanada Nimco Degan ayaa Dalka Soo Gaadhay Kahor Xuskii Maalinta Qaran ee 18-May si ay shacbigeeda Ula Qaadato Farxada Maalintaasi.

Balse Bulshada ayaa codsatay In fanaanadu ay show-yo Gaar ah kula Caweyso Shacbigeeda waxanay Nimco Goostay Inay Taariikhda Kor Ku xusan Shacbigeeda Kula Caweyso Showga Ay ugu Magacdartay RABITAANKA SHACABKA Ee Ka dhici Doona HOTEL CROWN Ee Magaalada HAREGYSA

Nimco ayaa waxa Sidoo kale Showgaasi Ku wehelin Doona Fanaaninta Kale Ee Sahra Ilays Iyo Maxamed Siciid BK.

GOOBTA:-Crown Hotel Hargeysa.
QIIMAHA :- $ 20
FANAANIINTA:- Nimco Degan, Sahra Ilays, Maxamed BK