AAMUSNANTA MUJ; MUUSE BIXI & HANJABAADA MUJ: DHAGAWAYNE MA SHAANI BUU DHALAY)

0
Monday June 02, 2014 - 10:44:30 in by salman abdi
  • Visits: 1112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AAMUSNANTA MUJ; MUUSE BIXI & HANJABAADA MUJ: DHAGAWAYNE MA SHAANI BUU DHALAY)

    sidaynu ogsoonahay waxaa jiray khilaaf ka dhex dhashay xisbul xaakimka kulmiye, khilaafkaas oo gaaray xaaaladii usaraysay ee khilaaf gaaro, sababayna caasimadii somaliland in khalkhal la galiyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sidaynu ogsoonahay waxaa jiray khilaaf ka dhex dhashay xisbul xaakimka kulmiye, khilaafkaas oo gaaray xaaaladii usaraysay ee khilaaf gaaro, sababayna caasimadii somaliland in khalkhal la galiyo.



waxaa beryahan kusoo kordhay caasimada somaliland ee hargeisa in dhalinyaro la khalday ay isku dayeen inay dadka khalkhaliyan iyagoo adegsanaya shaani batrool laga soo buxiyay dhalisana qarax,


madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland axmed maxamed maxamud silanyo oo shir jaraa’id ku qabtay qasriga madaxtooyada jamhuuriyada somaliland waxuu kaga hadlay amniga jamhuuriyada somaliland waxaa hadaladisa ka mid ahaa kuwii aan udoranay inay amniga ka shaqeyan iyo kuwii damaca lahaa inay isku dayaan inay dalkan khalkhaliyaan uuna ula jeday wasirkii hore ee amniga iyo labada mujahid ee muse bixi & maxamed kaahin,


hadaba hadaladaa kadib mujaahid muuse bixi cabdi kamuusan hadal qaraxaa ka dhashay khilaafkii kulmiye taa waxaa sii dheer mujaahid dhaga wayne oo hanjabaado culus usoo jediyay madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland,


shacabka waxay is waydinayaan labada mujaahid miyay isla ogyihin aamusnaanta iyo hanjabaada.
anigoo ah madaxwaynaha mustaqbalka jamhuuriyada somaliland waxaan shacabka ku boorinayaa inay nabad galyadooda ilaashadaan, somaliland waxay kusoo caana maashay nabadgalyo, yaysan dhicin in shacabku uu ku milmo siyaasi damac leh doonaya inuu shacabka ka dhigto salan




F, PRESEDINT :MOHAMEDS OSMAN HAJI
EMAIL: AWAADAN5@HOTMAIL.COM