Oradyahanka Mohamed Farah Oo la filayo in La Siiyo Darajada Sarre Ee Knighthood

0
Friday August 19, 2016 - 14:24:26 in by salman abdi
  • Visits: 979
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Oradyahanka Mohamed Farah Oo la filayo in La Siiyo Darajada Sarre Ee Knighthood

    Orodyahanka Soomaaliyeed ee heesta Dhalashada dalka Britain una orda wadankaasi ayaa lagu wadaa in la siiyo abaal marinta darajada sare ee Knighhood oo ay bixiso Boqarada UK.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Orodyahanka Soomaaliyeed ee heesta Dhalashada dalka Britain una orda wadankaasi ayaa lagu wadaa in la siiyo abaal marinta darajada sare ee Knighhood oo ay bixiso Boqarada UK. Mo Farah ayaa kamid ah Ciyaartowda ugu guulaha badan ee Dalka Britain, waxa uuna Orodyahankan uu marar kala duwan ku guuleestay bilado badan ay ku jiraan Dahab.

Orodyahnkan asalkiisu Soomaaliga yahay ayaa difaacday tartanka Orodka 10ka kun mitir ee London 2012, waxa uu sidoo kale Mo Farah Fursad weyn u heestaa inuu difaacdo biladiisa dahabka ee orodka 5 kun mitir maalinta axada uu ordayuo.


Natiijada tartanka 5ta kun mitir noqoto orodyahanka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka shiri doona gudida isboortiga ee daroojinka ka dib geesinimadii uu tartamada ku soo bandhigay sida uu qoray Waegeyska The Times.

Gudigaan ayaa go’aanka ugu danbeeya iska leh laakiin waxaa la fahamsan yahay in Mohamed Farah loo magacaabi doono darajada ‘Sir’ marka la bixinayo darajooyinka sannadka cusub bisha December ee soo socota.